Akhriso: Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabis sameeyay

Akhriso: Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabis sameeyay

Khamiis, October, 18, 2018(HNN) Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto u soo saaray ku magacaabay guddoomiyaha iyo ku xigeenka jaaliyaddaha Hirshabeelle ee waqooyiga ameerika.

Guddoomiyaha jaaliyaddaha Hirshabeelle ee waqooyiga ameerika ayaa waxaa si kumeel gaar ah loogu magacaabay  Maxamed Ciise Wardere, halka guddoomiye ku xigeenna loo magacaabay  Cali Cabdulahi Cadaawe.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.