Mid ka mid ah gaadiidka ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku dilly Balcad

Mid ka mid ah gaadiidka ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku dilly Balcad

Khamiis, October, 18, 2018(HNN) Mid ka mid ah gaadiidka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa labo ruux ku dilay magaalada Balcad ee gobolka shabeellaha dhexe.

labadan ruux ayaa watay gaari dameer kuwaasoo xiliga gaariga uu jiirayay ay marayeen xaafadda Xaawo Taako ee magaalada Balcad.

Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe iyo saraakiisha Ciidamada AMISOM  ilaa hadda wax faah faahin ah kama bixin shilkan ay ku dhinteen labada ruux.

Ciise Cabdi Ciise.

Hiilnews.com

Ciisecc12@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.