SAWIRRO: Benaadir oo ku guuleysatay Koobka Jenaraal Daa’uud

SAWIRRO: Benaadir oo ku guuleysatay Koobka Jenaraal Daa’uud

Khamiis, October, 18, 2018(HNN) Naadiga Benaadir ayaa ku guuleysatay koobka Jeneraal Daa’uud kaddib markii ay Rigoorayaal uga adkaatay kooxda Horseed.

Ciyaarta ayaa waqtigii loogu tala galay ku idlaatay 1-1.

Qeybta hore ee kulanka waxaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineysay Horseed waxaana goolka u saxiixay Ajiga Ise.

Benaadir ayaa diiday inu ku aamusto goolkaas waxaana qeybta labaad goolka u soo bar bareeyay Ciise C/qaadir.

Kooxaha ayaa markii ay is mari waayeen waqtiga loogu tala galay ciyaarta loo dhigay Rigoorayaal waxaana 4-3 ku adkaatay kooxda Benaadir.

 Xigasho Gool FM.

Leave a Reply

Your email address will not be published.