DAAWO: Aqalka Sare oo saddex maalin u qabtay Farmaajo iyo Kheyre inay ku cadeeyaan mowqifkooda ku aadan khilaafka kala dhexeeya maamul goboleedyada

DAAWO: Aqalka Sare oo saddex maalin u qabtay Farmaajo iyo Kheyre inay ku cadeeyaan mowqifkooda ku aadan khilaafka kala dhexeeya maamul goboleedyada

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Guddoomiyaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdulahi ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ugu baaqay in muddo saddex maalmood gudaheed ku soo cadeeyaan mowqifkooda ku aadan khilaafka kala dhexeeya dowlad goboleedyada.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.