Akhriso: Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiraan oo la magacaabay

Akhriso: Guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiraan oo la magacaabay

Axad, October, 21, 2018(HNN) Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii siyaasadda gobolka Hiiraan Xassan Ibraahim Cabdulle.

Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasadda gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay Maslax Maxamed Cismaan.

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi Qalafow iyadoo loo magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.