Akhriso: Wasaaradda arrimaha gudaha oo baaq u dirtay maamul goboleedyada

Akhriso: Wasaaradda arrimaha gudaha oo baaq u dirtay maamul goboleedyada

Axad, October, 21, 2018(HNN) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay is maandhaafka siyaasadeed ee u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, iyadoo xaqiijisay in weli ay sideedii tahay gogoshii uu fidiyay Madaxweynaya 8-dii bishii September ee uu isugu yeeray maamul goboleedyada, si loo dhameeyo arrimaha tabashooyinka ee jira.

Abdijamal Moalim Ahmed.

Hiilnews.com

Abduljamal20@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.