Baro Magacacyada Xiddigihii u wada Ciyaaray Inter Milan iyo Ac Milan Kahor Kulanka Caawa ee Milan Derby.

Baro Magacacyada Xiddigihii u wada Ciyaaray Inter Milan iyo Ac Milan Kahor Kulanka Caawa ee Milan Derby.

Axad, October, 21, 2018(HNN) Kulan weyn ayeey mucaashiqiinta kubadda cagta oo idil sugayaan caawa waana kulanka u dhaxeeya kooxaha Inter Milan iyo Ac Milan.

Labadan kooxood ayaa ka wada dhisan magaalada Milan ee wadanka talyaaniga waxaana ay leeyihiin taariikh Koobab iyo Mid Ciyaartooy intaba.

Ciyaartan waxaa lala barbardhigi karaa kulamada waaweyn ee kooxaha isku magaalada ah ay ciyaaraan sida Manchester Derby , London Derby iyo Madrid Derby.

Sikastaba waxaan dhamaan aqristaayaasheena usoo bandhigeenaa 20 ciyaartooy oo u wada ciyaartay labadan kooxood taariikhda.

1- Giuseppe Meazza

2- Zlatan Ibrahimovic

3- Mario Balotelli

4- Luiz Ronaldo

5- Andrea Pirlo

6- Clarence Seedorf

7- Hernan Crespo

8- Sulley Muntari

9- Giampaolo Pazinni

10- Andrea Polli

11- Leanardo Bonucci

12- Aldo Bet

13- Aldo Sarena

14- Mauricio Genz

15- Taribo west

16- Dario Simic

17- Crhistian Vieri

18- Favali

19- Mancini

20- Matias Silvestre

Leave a Reply

Your email address will not be published.