(DHAGEYSO) Indha-qarshe: ciidamadii ka soo baxay Baladweyne waxay fureen wadada laamiga

(DHAGEYSO) Indha-qarshe: ciidamadii ka soo baxay Baladweyne waxay fureen wadada laamiga

Axad, October, 21, 2018(HNN) Taliyaha ciidamada xoogga dalka generaal Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa sheegay in ciidamadii ka soo baxay magaalada Baladweyne ay fureen wadada laamiga ee isku xirta Buula burde iyo Baladweyne.

Generaal Daahir Aadan Cilmi ayaa sheegay in sidoo kale dhawaan la isku furi doono Baladweyne iyo Muqdisho, Baydhabo iyo Muqdisho, Kismaayo iy Muqdisho.

Taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in sannadka soo socda dalka laga saari doono Al shabaab.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.