DAAWO: Ciidamo kale oo ka socda Jabuuti oo ku soo wajahan gobolka Hiiraan

DAAWO: Ciidamo kale oo ka socda Jabuuti oo ku soo wajahan gobolka Hiiraan

Isniin, October, 22, 2018(HNN) Ciidamo ka socda dalka Jabuuti islamarkana qeyb ka ah howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ayaa lagu wadaa inay dhawaan soo gaaran gobolka Hiiraan gaar ahaan degmada Jalalaqsi.

Ciidamada oo tiradooda ay gaareyso 900 oo askari ayaa badali doono ciidamada jabuuti ee hadda ku sugan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Munaasabad tababar loogu soo xirayay askartan oo ka dhacday magaalada Carta  ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka gaashandhiga Jabuuti Cali Xassan Bahdoon iyo taliyaha ciidamada Jabuuti Generaal Sakariye Sheekh Ibraahim.

Xigasho Muuqaalka RTD.

Leave a Reply

Your email address will not be published.