DAAWO VIDEO: Waxgarad ku shiray Baladweyne oo eedeyn u jeediyay dowladda

DAAWO VIDEO: Waxgarad ku shiray Baladweyne oo eedeyn u jeediyay dowladda

Isniin, October, 22, 2018(HNN) Waxgarad maanta kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay shaqaaqadii dhawaan ka dhacay degmada Wada jir ee gobolka Banaadir, kadib markii ciidamada booliska Soomaaliya ay howlgal burburin ah ka bilaabeen guryo ay degan yihiin dadka shacabka taasoo keentay in iska horimaad dhaxmaro dadka deegaanka iyo ciidamada booliska.

Xigasho Hiiraan weyn TV.

Leave a Reply

Your email address will not be published.