DHAGEYSO: Heshiis saddex qodob ka kooban oo dhaxmaray ONLF iyo Itoobiya

DHAGEYSO: Heshiis saddex qodob ka kooban oo dhaxmaray ONLF iyo Itoobiya

Isniin, October, 22, 2018(HNN) Magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa waxaa heshiis ka kooban saddex qodob ku kala saxiixday jabhadda ONLF iyo dowladda federaalka Itoobiya.

Qodobada labada dhinac ku heshiiyeen ayaa kala ah in colaada la joojiyo iyo in ONLF ay sii wadan karto halgankii iyo ujeedooyinkii ay u halgamaysay si nabad ah iyo la dhiso guddi ka kooban labada dhinac.

Afhayeenka ONLF Cabdiqaadir Xassan Hirmooge ayaa ka waramaya qodobada ka isku afgartay iyo xubnaha heshiiskan saxiixay.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.