Soomaaliya iyo Qatar oo ka wadhadlay Iskaashiga u dhexeeya.

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wadhadlay Iskaashiga u dhexeeya.

Jimco, October, 26, 2018(HNN) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ee Qatar Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed Hashim.

Intii kulanku socday ayaa la isku dhaafsaday hadallo la xiriira xiriirka salka adag iyo iskaashiga wadaagga ah ee labada dal u dhexeeya.

Maxamed yuusuf cabdulaahi 

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.