DAAWO: Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin u diray wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle.

DAAWO: Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo digniin u diray wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle.

Sabti, October, 27, 2018(HNN) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo maanta ka qeyb galay munaasabad xilalka ay kula kala wareegayeen guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasadda gobolka Hiiraan iyo guddoomiyaha degmada Baladweyne  ayaa sheegay inaan loo dulqaadan doonin in wasaaradda arrimaha gudaha markasta gobolka Hiiraan u soo magacowdo xubno cusub islamarkana isaga uusan ka war qabin waxana u sheegay in   hadii markale ay dhacdo dib ugu celin doono wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle.

Maxamed yuusuf cabdulaahi

Hiilnews.com 

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.