DHAGEYSO: Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al shabaab

DHAGEYSO: Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al shabaab

Sabti, October, 27, 2018(HNN)  Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa sheegay in loo baahan yahay in waqtigan loo istaago dagaalka ka dhan ah Al shabaab.

Shariif Xassan ayaa sheegay in muhiim  ay tahay sidoo kale in laga wada shaqeeyo nabadda.

Maxamed Cabdi Saney.

Hiilnews.com

Info@Hiilnews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.