Golaha Shacabka Oo Ka Doodi Doona Hindise Sharciyeedka Maamulka Iyo Maaliyadda

Golaha Shacabka Oo Ka Doodi Doona Hindise Sharciyeedka Maamulka Iyo Maaliyadda

Sabti, October, 27, 2018(HNN) Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti ah yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan looga hadli doonaa Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda.

Ajendaha kulankan ayaa ah akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedkan, iyadoo xiuldhibaannada ay dood ka yeelan doonaan.

Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda ayaa soo maray Akhrintiisii Koowaad, iyadoo Akhrinta Labaadna maanta uu mari doono.

Maxamed yuusuf cabdulaahi

Hiilnews.com

myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.