Kullamada laga ciyaari doonono horyaallada waaweyn ee qaaradda Europe iyo xilliyada

Kullamada laga ciyaari doonono horyaallada waaweyn ee qaaradda Europe iyo xilliyada

Sabti, October, 27, 2018(HNN) Kullamada ugu xiisaha badan waxa ay badankooda dhici doonaan maalinta Axadda ah berri, iyadoo maanta aysan jirin ciyaaro xiiso badan.

Keliya waxaan soo qaadaneynaa kullamada ay ciyaarayaan kooxaha waaweyn.

EPL

Liverpool vs Cardiff City – 17:00

Serie A

Empoli vs Juventus – 19:00

La Liga

Ahtletico Bilbao vs Valencia – 17:15

Atletico Madrid vs Real Sociedad – 21:45

Bundesliga

Borussia Dortmund vs Hertha Berlin

FG: Saacadaha kullamada ku xusan waa xilliga geeska Africa.

Maxamed yuusuf cabdulaahi

Hiilnews.com

myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.