Shaqada garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif oo hakad ku yimid

Shaqada garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif oo hakad ku yimid

Sabti, October, 27, 2018(HNN) Diyaaradihii ka soo degi jiray iyo kuwii ka duuli jiray garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne  ayaa maanta hakad ku yimid.

Roobab ka da’ay magaalada Baladweyne ayaa sameyn ku yeeshay howlaha garoonka.

Raanweyga ee diyaaradaha ku ordan ayaa lagu waramaya in biyo ka soo fatahay buuraha ku xireen garoonka ay dhax fadhisteen taasoo hakad galisay howlaha garoonka diyaaradaha Baladweyne.

Garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku xeeran buuro iyadoona waadiyaasha ka soo baxa buuraha ay toos u soo galan garoonka taasoo hakad galisa howlaha, waxana hadda garoonka ka socota dhisme biyaha looga leexinayo garoonka.

Cabdijamal Moalim Ahmed.

Hiilnews.com

Abduljamal20@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.