Ac Milan oo guul xili danbe ah kaheshay kooxda Udinese

Ac Milan oo guul xili danbe ah kaheshay kooxda Udinese

Isniin, November, 5, 2018(HNN) kulankii adkaa ee u dhaxeeyay kooxaha Milan iyo Udinese ayaa wuxuu ahaa kulan weeraro iyo jaanisyo badan labada naadi iska qasariyeen qeebtii kobaad waxaa lagu kala maray natiijo ah 0-0 ah.

balse qeebta labaad ayaa u muuqatay mid kayara kulul qeebtii hore waxaana ciyaartu u noqotay in aad labada koox uwada dagalamaan waxeeyna kala qateen karka digniinta sadex iyo sadex halka ciyaarta karka rosaha loga saaray xidiga Bram Nuytinck oo katirsan Udinese daqiiqadii 90aad ee dhamaad ka ciyaarta.

daqiiqadihii dheeriga ahaa ayaa waxaa goolka guusha oo uu calan hayaha garab dhaaf kutil maamay, balse VAR ayaa ansixisay in Milan guul dirqi ah gaarto .

goolka kafarxiyay jamaahirta Ac Milan waxaa dhaliyay Alessio Romagnoli waxaana cawiyay  Suso Milan ayaa sogashay booska afaraad ee kala sareenta serie A da .

Maxamed yuusuf cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.