Cristiano Ronaldo oo sheegay in uu u xiisay saxibkiisi hore ee Wayne Rooney

Cristiano Ronaldo oo sheegay in uu u xiisay saxibkiisi hore ee Wayne Rooney

Isniin, November, 5, 2018(HNN) Cristiano Ronaldo ayaa doonaya in uu u dhaqaaqo horyalka MLS dalka Marekanka  si uu ula midoobo saxibkisii hore ee Wayne Rooney.

Ronaldo iyo Rooney ayaa waqti macaan kusoo wada qaatay koxda Manchester United intii u dhaxeesay 2004 ilaa 2009 kahor intuusan xidiga Portugal uusan kusoo biirin koxda Real Madrid.

labada ciyaari yahan ayaa shan sano hal koox kuwada sugnaa iyagoona aad isku fahmi jiray isna caawin jiray xiliyada ciyaaraha .

“wuxuu ahaa mid cajiib ah oona adag kaasi oo dhaliyay goolal aan macquul eheen darbadiisa xogan tahay” ayuu yiri Cr7.

“waan xasustaa markii uu lumiyo kubada hada si xogan ayuu u shaqeen jiray aad baan ugu xiisay majirto ruux mustaqblak kahor dhici karto waan rajenayaa in aan dib u midoowno “ayuu intaa raciyay Cristiano Ronaldo.

Maxamed yuusuf cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.