Muxuu kusoo iblaaday kulankii Manchester city vs Southampton iyo recoradii laga bartay

Muxuu kusoo iblaaday kulankii Manchester city vs Southampton iyo recoradii laga bartay

Isniin, November, 5, 2018(HNN) Kooxda Mnachester ayaa xasuuq balaaran u geesatya dhigeeda Southampton ciyaar xiiso badneed oo hal dhinac uun kasocotay waxeey kusoo dhamaatay 6-1, oo eey City ku adkaatay.

Manchester city  ayaa   Etihad Stadium kuso dhaweesay  Southampton eeyna edeen kulan Sky blue eey bandhig sare  sameyeen waxeyna dib ugu solabteen hogaanka horyaalka premier league ga .

daqiiqadii 6aad waxaa  gool iska dhaliyay dafaca layirahdo Wesley Hoed  waxaa eey siwadeen kubada qurxoon iyo baska cajiibka ahaa daqiqadii 12 aad laba iyo ebar waxaa kadhigay dhaliyaha sare ee Sergio Aguero .

daqiqadii 18aad  markeey eheed waxaa saex iyo eber kadhigay Captainka nadiga David Silva waxaana sii socday golasha darsinka ahaa ee koxda dhalineesay .

daqiqadii 30aad waxaa gool u sooceliyay koxd Saints warer yahankooda Danny Ingswaxeyna eheed gool kulaad kadib laqad uu sameyay golhayaha City Ederson  kulanka ayaana noqay 3-1 oo Manchester city kuhor kaceeso .

markii dib lasagu solabtay qeebta danbe iyadoon wax badan socon waxaa gool ansaxiyay xidiga Raheem Sterling natijada ayaa isku rogtay 4-1 oo City kuhogamineeso.

daqiqadii  67aad waxaa labeestay Raheem Sterling  oo ciyaartan mid sare ka ahaa wuuxna kadhigay 5-1 oo Manchester City KUhor kaceeso  .

Leroy Sane ayaa bandhiga golasha soo idleeyay  daqiqadii 90aad ee kulanka wuxuna kadhigay in guud ahaan kulanka soo dhamaado 6-1 oo Manchester City guul fudud garonkooda kugareen taasi oo dib boska kobaad hatan eey kufadhiyaan.

Raheem Sterlin ayaa si toos ah ugu lug leh 39 gool tan iyo xili ciyaredkii lasoo dhaafay  24 isagaa dhaliyay 15 na wuu cawiyay .

Sergio Agüero ayaa ah ciaayaari yahanka labaad ee si dhaqso ah horyalka premierr league kaas oo dhaliya 150 gool wuuxna ciyaaray 217 kulan.

Wesley Hoedt ayaa ah dafaca xili ciyaredka iska dhaliyay labo gool halka Danny Ings uu yahay xiidiga ugu badan ee koxdiisa golo badan u dhaliyay xili ciyaredkan waa sadex gool  Koxdiisa Southampton .

Maxamed yuusuf cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.