Natiijada kulankii chelsea vs Crystal Palace iyo recoradii laga bartay

Natiijada kulankii chelsea vs Crystal Palace iyo recoradii laga bartay

Isniin, November, 5, 2018(HNN) Kooxda chelsea  ayaa kulanka adag waxeey laqadatay naadiga Crystal Palace waxeeyna labada koxood kusoo galeen dar dar iyo werar adag eey isku qadayeen .

waa isbuxii aad ee la ciyaaro premier league waxaana jira loolan adag oo dhanka horyalka ah

chelsea ayaana kamid ah nadiyada u han qaltaagaya horyaalka xili ciyareedkan waxeeyna samenayaan qaab ciyaared loo riyaaqo .

Kulankii kadhacay garoonka stanford Bridge  ayaa waxaa bandhig sare sameeyay werar yahanka xulka Spain Alvaro Morata kaasi oo daah rogay goolka kobaad daqiqadii 32aad ee ciyaarta  waxaana sidaa lagu kala maray hal gool iyo ebar ooy kuhor kaceeso Kooxda chelsea, balse waxaa qeebta labaad ee dheesha dar dar xoogan iyo hanan awodeen latimad naadiga  Crystal Palace oo helay goolka barejada ee ciyarta daqiiqadii 53 waxana ansixiyay Andros Townsend  1-1 ayeyna noqotay kulanka .

Alvaro Morata oo u muuqday mid ka faaideesanaya dooqa kobaad ee Kulanka iyo in uu iska tiro bandhigii hoseeyay ee xidigan ayaa keenay in uu dhaliyo gool kisii labaad daqadii 65aad wuxuuna dheesha kadhigay 2-1 00 eey chelsea ku horeyaan,balse Pedro  ayaa soo idleeyay hananka sare ee koxdiisa una xaqijiyay sadexda dhibcood ee ciyarta daqiiqadii 70 wuuxna kadhigay 3-1 in chelsea  guul weyn kugaarto, taasi oo kadhigan in booska labaad ee kala sareenta sootigsadaan.

Álvaro Morata ayaa si xiriir ah gool u dhalinaya premier league ga markisii ugu horeesay tan iyo bishii November.

Eden Hazard ayaa kamid ah sadex ciyartoy oo xili ciyareedkan kulug yeeshay 11 gool, isagoona 7 gool dhaliyay 4 goolna cawiyay .

Maxamed yuusuf cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.