Serie A: Hor dhaca iyo safafka ay isticmaali karaan Juventus, Inter Milan iyo AS Roma kullamada ay maanta ciyaarayaan.

Serie A: Hor dhaca iyo safafka ay isticmaali karaan Juventus, Inter Milan iyo AS Roma kullamada ay maanta ciyaarayaan.

Sabti, November, 24, 2018(HNN) Naadiga AS Roma ayaa booqaneysa kooxda Udinese kullanka ugu soo horreeya ee maanta ciyaaraha Serie A.

Waxaa Giallorossi ka maqan Daniele De Rossi, Luca Pellegrini, Diego Perotti, Rick Karsdorp, Javier Pastore iyo Konstantinos Manolas oo dhaawacyo la xiriira.

Safka macquulka ah ee uu Eusebio Di Francesco ku soo billaabi karo

Olsen; Santon , Fazio , Juan Jesus, Kolarov ; Cristante , Nzonzi; Under, Lo. Pellegrini , El Sharaawy; Schick.

Kooxda hooggaamineysa horyaalka Serie A ee Juventus ayaa soo dhoweyneysa kooxda SPAL.

Ciyaartoyda kala ah Emre Can, Semi Khedira iyo Federico Bernardeschi ayaa ka maqnaan kara kooxdan.

Safka macquulka ee uu Max Allegri kusoo billaabi karo

Juventus: Szczęsny; De Sciglio , Bonucci , Rugani, Alex Sandro; Cuadrado , Bentancur, Pjanic , Douglas Costa ; Mandzukic , Cristiano Ronaldo

Dhanka kale Inter Milan ayaa soo dhoweyneysa kooxda Frosinone kullan ka dhici doona San Siro.

Waxaa Nerazzuri ka maqan Sime Vrsaljko oo dhaawac qaba iyo Marcelo Brozovic oo ganaaxan.

Luciano Spalletti ayaa kusoo billaabi kara safkan

Inter Milan: Handanovic; D’Ambrosio, de Vrij, Skriniar, Dalbert; Gagliardini, Valero; Candreva, Mario, Perisic; Martinez.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com 

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.