Guruub E: AEK Athens v Ajax, Bayern München v Benfica caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Guruub E: AEK Athens v Ajax, Bayern München v Benfica caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Talaado, November, 27, 2018(HNN) UEFA Champions League kulamadiisa 5-aad heerka Guruubyada ayaa caawo la amba qaadayaa waxaana la cayaari doona Guruub E ilaa H.

Haddaba waxaan idiin heynaa Guruub E iyo aqbaaraadka u gaarka ah kooxaha caawo cayaarayaan:

AEK Athens v Ajax (8:55 fiidnimo xiliga geeska Afrika):

AEK Shaxda macquulka ah: Barkas; Bakakis, Chygrynskiy, Lampropoulos, Hult; Simões, Galanopoulos, Galo; Mantalos, Boye; Livaja
Maqan: Lopes (knee)
Shaki ku jiro inay cayaari karaan: Klonaridis (jilibka), Oikonomou (jilibka)

Ajax Shaxda macquulka ah: Onana; Mazraoui, De Ligt, Wöber, Blind; De Jong, Van de Beek, Schöne; Neres, Dolberg, Tadić
Maqan: Bandé (qoobka), Tagliafico (ganaax), Veltman (jilibka), Ziyech (jilibka)

Bayern München v Benfica (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika)

Bayern shaxda maqcuulka ah: Neuer; Rafinha, Süle, Boateng, Alaba; Kimmich, Müller, Sanches, Robben, Ribéry; Lewandowski
Maqan: James (jilib), Thiago (qoobka), Tolisso (jilib), Coman (jilib)
Shaki ku jiro: Gnabry (cajarka)

Benfica shaxda macquulka ah: Vlachodimos; André Almeida, Rúben Dias, Conti, Grimaldo; Fejsa, Pizzi, Gabriel; Rafa, Cervi, Jonas
Maqan: Jardel (ganaax), Sálvio (qabsin).

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com 

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.