Guruub F: Hoffenheim v Shakhtar Donetsk, Lyon v Manchester City caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Guruub F: Hoffenheim v Shakhtar Donetsk, Lyon v Manchester City caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Talaado, November, 27, 2018(HNN) UEFA Champions League kulamadiisa 5-aad heerka Guruubyada ayaa caawo la amba qaadayaa waxaana la cayaari doona Guruub E ilaa H.

Haddaba waxaan idiin heynaa Guruub F iyo aqbaaraadka u gaarka ah kooxaha caawo cayaarayaan:

Hoffenheim v Shakhtar Donetsk (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

Hoffenheim shaxda macquulka ah: Baumann; Akpoguma, Vogt, Bičakčić; Kadeřábek, Nordtveit, Schulz, Demirbay, Kramarić; Joelinton, Belfodil
Maqan: Adams Nuhu (ganaax), Amiri (cagta), Geiger (jir ahaan ma diyaarsano), Grillitsch (suulka), Hübner (jir ahaan ma diyaarsano), Rupp (cagta)
Shaki: Nelson (cajar)

Shakhtar shaxda macquulka ah: Pyatov; Danchenko, Khocholava, Matviyenko, Ismaily; Maycon, Stepanenko; Wellington Nem, Alan Patrick, Taison; Júnior Moraes
Maqan: Fernando (qoobka), Marlos (sababta lama ogo), Ordets (cajarka), Rakitskiy (sababta lama ogo)
Shaki: Butko (qoobka), Kryvtsov (cajarka), Stepanenko (xanuun)

Lyon v Manchester City (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

Lyon shaxda macquulka ah: Lopes; Rafael, Marcelo, Denayer, Mendy; Tousart, Ndombele, Fekir, Traore; Dembélé, Depay
Maqan: Dubois (cajarka), Gouiri (jilibka)
Shaki: Fekir (sinta)

Man. City shaxda macquulka ah: Ederson; Walker, Stones, Laporte, Zinchenko; Foden, Fernandinho, Delph; Mahrez, Agüero, Sané
Maqan: Bravo (cagta), De Bruyne (jilibka), Mendy (jilibka), Jesus (cajarka), Bernardo Silva (muruqa), Gündoğan (muruqa).

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com 

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.