Guruub G: CSKA Moskva v Viktoria Plzeň, Roma v Real Madrid caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Guruub G: CSKA Moskva v Viktoria Plzeň, Roma v Real Madrid caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Talaado, November, 27, 2018(HNN) UEFA Champions League kulamadiisa 5-aad heerka Guruubyada ayaa caawo la amba qaadayaa waxaana la cayaari doona Guruub E ilaa H.

Haddaba waxaan idiin heynaa Guruub G iyo aqbaaraadka u gaarka ah kooxaha caawo cayaarayaan:

CSKA Moskva v Viktoria Plzeň (8:55 fiidnimo xiliga geeska Afrika):

CSKA shaxda macquulka ah: Akinfeev; Fernandes, Nababkin, Becão, Chernov, Schennikov; Vlašić, Bijol, Bistrovic; Sigurdsson, Chalov
Maqan: Dzagoev (cajarka), Hernández (cajarka), Magnússon (ganaax), Vasin (jilibka), Akhmetov (gacan), Makarov (jilibka)

Plzeň shaxda macquulka ah: Hruška; Řezník, Hejda, Hubník, Limberský, Hořava; Hrošovský, Petržela, Čermák, Kovařík; Chorý
Maqan: Kolář (cagta), Krmenčík (jilibka)
Shaki: Kopic (muruqa)

Roma v Real Madrid (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

Roma shaxda macquulka ah: Olsen; Santon, Fazio, Manolas, Kolarov; Florenzi, Nzonzi, Cristante; Ünder, Džeko, El Shaarawy
Maqan: De Rossi (jilibka), Karsdorp (cajarka), Pastore (seedja), Pellegrini (cajarka)
Shaki: Olsen (cajarka), Perotti (seedka)

Real Madrid shaxda macquulka ah: Courtois; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo, Ceballos, Kroos, Modrić; Isco, Bale, Benzema
Maqan: Casemiro (qoobka), Nacho (jilibka), Navas (sababta lama ogo), Odriozola (sinta), Reguilón (muruqa hoose).

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com 

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.