Guruub H: Manchester United v Young Boys, Juventus v Valencia caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Guruub H: Manchester United v Young Boys, Juventus v Valencia caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan

Talaado, November, 27, 2018(HNN) UEFA Champions League kulamadiisa 5-aad heerka Guruubyada ayaa caawo la amba qaadayaa waxaana la cayaari doona Guruub E ilaa H.

Haddaba waxaan idiin heynaa Guruub H iyo aqbaaraadka u gaarka ah kooxaha caawo cayaarayaan:

Manchester United v Young Boys (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

Man. United shaxda macquulka ah: De Gea; Young, Bailly, Smalling, Shaw; Herrera, Matić, Pogba; Lingard, Lukaku, Martial
Maqan: Dalot (sababta lama ogo)
Shaki: Lindelöf (gumaarka)

Young Boys shaxda macquulka ah: Von Ballmoos; Mbabu, Lauper, Von Bergen, Benito; Fassnacht, Sow, Aebischer, Sulejmani; Nsamé, Assalé
Maqan: Hoarau (qoobka), Lotomba (sababta lama ogo), Sanogo (sababta lama ogo), Wüthrich (sababta lama ogo).

Juventus v Valencia (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

Juventus shaxda macquulka ah: Szczesny; Cancelo, Bonucci, Chiellini, Alex Sandro; Bentancur, Pjanić, Matuidi; Dybala, Mandžukić, Ronaldo
Maqan: Emre Can (Cunaha), Khedira (cajarka), Spinazzola (jilibka)
Shaki: Bernardeschi (cajarka).

Valencia shaxda macquulka ah: Neto; Wass, Garay, Paulista, Gayà; Soler, Parejo, Kondogbia, Guedes; Mina, Rodrigo
Maqan: qofna kama maqno
Shaki: Cheryshev (muruqa hoose)

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com 

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.