DAAWO:-Arsenal oo si Sahlan ugu soo gudubtay wareega 4-aad ee FA Cup.

DAAWO:-Arsenal oo si Sahlan ugu soo gudubtay wareega 4-aad ee FA Cup.

Axad, 06, Janaayo, 2019,(HNN) Arsenal ayaa si sahlan ugu soo gudubtay wareega 4-aad ee FA Cup kaddib markii ay 3-0 uga taqalustay Blackpool.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0.

Joseph Willock ayaa dhaliyay labada goolba taa oo ka dhigan inuu noqday laacibkii ugu yaraa Gunners oo Gool u dhaliya FA Cup 19-sano iyo 138-maalmood tan iyo bishii Janaayo 2010 kolkaa uu Ramsey gool ka dhaliyay West Ham isagoo jira 19-sano iyo 8-maalmood oo qura.

Alex Iwobi ayaa saxiixay goolka saddexaad ee Arsenal daqiiqadii 82-aad.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.