DHAGEEYSO:-Food Cadde“ Saddex bilood oo xariga ayuu muteysan doona qofkii lagu arko isagoo qashin ku shubaya webiga shabeelle”

DHAGEEYSO:-Food Cadde“ Saddex bilood oo xariga ayuu muteysan doona qofkii lagu arko isagoo qashin ku shubaya webiga shabeelle”

Khamiis, 10, janaayo, 2019, (HNN) Guddoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Axmed Food Cadde  sheegay in tallaabo laga qaadi doono cidii lagu arko iyadoo qashin ku shubeysa webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne.

Maxamed Axmed Food Cadde ayaa sheegay in qofkii lagu arko isagoo qashin ku shubaya webiga shabeelle  lagu ganaxi doono  shan boqol oo dollar iyo saddex bilood oo xarig ah.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.