DHAGEEYSO:-Sida aay Noloshooda kumaareeyan Dhalinyarada Ka Shaqeeysa Maqaayadaha,

DHAGEEYSO:-Sida aay Noloshooda kumaareeyan Dhalinyarada Ka Shaqeeysa Maqaayadaha,

Khamiis, 10, janaayo, 2019, (HNN) Cabdi samad cali geedoow  ooo kamid ah dhaliyarada magaalada Balaweyne ayaa  sheegay in maalintii uu ka shaqeeyo maqaayad ku taalla magaalada xiliga habeenkiina uu wax barto

Sidoo kale Cabdi Samad Cali Geedoow   ayaa  sheegay in lacagta uu ka hello maqaayada uu nolosha qooyskiisa ku maaareyo halka inta kalana uu wax ku barto

Cabdi Samad Cali Geedoow  ayaa sheegay inuu ku raja weeyn yahay inuu helllo shaqo ka duwan tan uu hada hayo

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.