Rasmi: Trent Alexander-Arnold Oo Hishiis Cusub U Saxiixay Liverpool .

Rasmi: Trent Alexander-Arnold Oo Hishiis Cusub U Saxiixay Liverpool .

TSabti, Janaayo, 19, 2019, (HNN) rent Alexander-Arnold ayaa Liverpool u saxiixay heshiis waqtigiisa dheer yahay.

20-jirkan asigoo lix jir ah ayuu Liverpool qeybteeda caruurta lagu bar baariyo kusoo biiray haatana waa daafac joogto ugu cayaaro Reds.

Arnold ayaa ku biiray liiska cayaartooyda Liverpool ee dhawaan heshiis waqtigiisa dheer yahay U Saxiixay Kooxohooda

Xidigaha Kale Hishiisyada Kordhiyay Andy Robertson, Roberto Firmino, Mohamed Salah, Jordan Henderson, Sadio Mane iyo Joe Gomez.

Caawa ayay Liverpool Ciyaari Doonta Kulan Ka Tirsan Epl-ka Balse waxa Uu ku Seegi Doonaa Dhaawac.

Xiligaan Waxa Uu Ka Mid Yahay Xidigaha Ugu Muhiimsan Kooxda Liverpool.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.