Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirto sidii deemaha looga cafin lahaa

Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirto sidii deemaha looga cafin lahaa

Isniin, Janaayo, 21, 2019, (HNN) Shirka Carabta ee Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshada ee ka furmay caasimadda dalka Lubnaan, ayaa waxaa hareeyay xasarado siyaasadeed, iyadoo waddamada Carabta qaarkood ay ka baaqsadeen ka qayb galka shirkaasi.

Shirka ayaa ku soo beegmay xilli xasilooni darro siyaasadeed iyo mid dhaqaale ay ka jirto dalka Lubnaan, oo martigeliya boqollaal kun oo qaxooti Suuriyaan iyo Falastiiniyiin isugu jira.

Haddaba, dalalka ka qayb galay shirkaasi waxaa ka mid ah Soomaaliya oo dooneysa in dalalka Carabta qaarkood ay deymaha ka cafiyaan,

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.