Madaxweynaha Hirshabeelle oo isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo isku shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada.

Talaaddo, Janaayo-22-2019(HNN)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada
afayeenka  doowlad goboleedka hirshabelle  daa,uud xaaji ciro  ayaa  saxaafadda u akhriyay magacyada wasiirada cusub.

Leave a Reply

Your email address will not be published.