DHAGEYSO: Haween maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha xaafadda kooshin ee Baladweyne

DHAGEYSO: Haween maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha xaafadda kooshin ee Baladweyne

Arbaco,  Janaayo, 23 ,2019(HNN) Ruqiyo Yuusuf iyo Xaawo Aadan oo ka mid ah haweenka ku nool Baladweyne ayaa maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha xaafadda Kooshin.

iyagoo iibsada xoolaha la keeno suuqa kadibna suuqa dhaxdiisa ku iibiya si nolosha qoyskooda uga mareeyaan.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.