DHAGEEYSO:-Dhalinyaro Qoyskooda ka Biila gadida Sabuulka.

DHAGEEYSO:-Dhalinyaro Qoyskooda ka Biila gadida Sabuulka.

Jimco,  Janaayo, 25, 2019(HNN) Cabdixakiin Cumar Maxamed  oo kamid ah beeraleeyda gobolka Hiiraan ayaa maalin kasta sabuul ka ka soo go’a beertiisa u iibkeena magaalada Baladweyne  si nolosha reerkiisa uga dabaro.

Agagaarka masaajidka bardaha ayuu ku iibiyaa sabuula duban waxaana uu Radio Beerlula u sheegay marka isaga laga soo tago ineey jiraan dhaliyaro kale oo uu shaqa abuur u sameeyay .

Sidooo kale qaar kamid ah bulshada magaalada Baladweyne ayaa sheegay inay markasta ka iibsadaan Cabdixakiin sabuulada uu keena waxaana ay bogaadiyeen ganacsigiisa.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.