Ashley Cole Oo Soo Badhigay Kooxdiisa Ugu Fiicneed ee uu Garoon la Soo Galay.

Ashley Cole Oo Soo Badhigay Kooxdiisa Ugu Fiicneed ee uu Garoon la Soo Galay.

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Ashley Cole ayaa soo bandhigay kooxdiisa riyada xili uu ka qayb galay barnaamijka Monday Night Football ee ka baxo Sky Sports:

Xidigaan Ayaa Horay U Soo Maray Kooxaha Ugu Awooda Badan Magaalada London Chelsea Iyo Arsenal.

Waqtigiisa Ugu Badan Waxa Uu Ku Soo Qaatay kooxda Chelsea Inkistoo aan La Ilaawi karain waayahiisa Muhiimka ee Gunners.

Safka Uu Soo Xushay A.Cole.

Goolhaye: Petr Cech

Daafaca: Sol Campbell, John Terry, Ashley Cole & Branislav Ivanovic.

Khadka dhexe: Patrick Vieira, Frank Lampard, Florent Malouda & Roberto Pires.

Weerarka: Didier Drogba & Thierry Henry

Tababare: Carlo Ancelotti ayuu doortay.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.