Hordhac: Everton Vs Man City, Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Doono Kulanka.

Hordhac: Everton Vs Man City, Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Doono Kulanka.

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Kooxda Difaacaneysa Horyaalka Eplka Ee Man City Ayaa Caawa Ciyaari doonta Kulan La Soo Hormariyay Waxayna Is arki Doonaan Dhigooda Everton.

City ayaa Caawa Waxay Fursad U Haystaan Inay Qabtaan Hogaanka Horyaalka Eplka Maadaama Farqiga Goolasha ay Ku Qaban Karaan Hadii ay Guuleestaan.

Everton Taageerayaasheeda Ayaa Doonaya Kulankaan Inay Guuleestaan Hadii ay Dhacdo in laga Adkaado waxay diyaar u yihiin In Gabi ahaanba La Raacdeeyo Macalinkooda Marko Silva.

Safka Macquulka ee Everton: Pickford; Coleman, Keane, Zouma, Digne; Davies, Gomes; Bernard, Sigurdsson, Richarlison; Calvert-Lewin.

Safka Macquulka Ee Man City: Ederson; Walker, Stones, Laporte, Delph; Bernardo, Fernandinho, D.Silva; Mahrez, Aguero, Sane.

Ogeysiiska Kulanka:

Kooxaha: Everton Vs Man City.

Saacada: 10:45pm (X/G/Africa)

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.