DHAGEYSO: Taliska Booliska KGS oo ka hadlay shaqaaqooyin ka dhacay Baydhabo

DHAGEYSO: Taliska Booliska KGS oo ka hadlay shaqaaqooyin ka dhacay Baydhabo

Sabti, Feberaayo, 9, 2019  (HNN)- Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka warbxiyay shaqaaqooyin dhawaanahaan ka dhacayay duleedka Magaalada Baydhabo.

Shaqaaqooyinkaasi oo salka ku hayay dhulal la isku heystay ayaa sababay dhimashada ilaa inta la ogyahay hal ruux sida uu sheegay Generaal Mahad oo warbaahinta kula hadlay Baydhabo.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Madaxey1992@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.