Liiska 10-ka Xiddig ee ugu Mushaarka badan oo la soo saaray.

Liiska 10-ka Xiddig ee ugu Mushaarka badan oo la soo saaray.

Sabti, Feberaayo, 9, 2019  (HNN)- Laacibka ugu mushaarka badan Arsenal ee Mesut Ozil ayaa u ekaaday mid aanba waxba heysan marka loo fiiriyo inta uu qaato Lionel Messi.

Xiddiga reer Argentina ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad liiska 10-ka xiddig ee ugu mushaarka badan Adduunka.

Wuxuu qaataa ku dhawaad labo laabka musaarka Cristiano Ronaldo.

Xiddiga reer Argentina ayaa adduun dhan 7.3-milyan oo bound jeebka ku shubta bishiiba halka Kabtanka Portugal uu qaato 4.1 bishiiba.

Dhaliyaha Atletico Madrid Griezmann ayaa saddexaad soo xirtay, waxaase yaab noqotay in laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Neymar uu Liiskan ka soo galay Afraad.

Haddaba EEG Liiska Xiddigaha ugu Mushaarka badan Adduunka:

FIIRO GAAR AH: Lacagahani waa inta ay qaataan BISHII:

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Madaxey1992@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.