DAAWO: Liverpool Oo Dib Ugu Soo Laabatay Hogaanka Horyaalka.

DAAWO: Liverpool Oo Dib Ugu Soo Laabatay Hogaanka Horyaalka.

Axad, Feberaayo, 10, 2019  (HNN)- Reds ayaa dib u soo celisay libinteeda kala sareenta Horyaalka Eplka oo Isbuucii la soo dhaafay si ku meel gaar ah kala wareegtay Man City.

Qeebta Hore ee Ciyaarta Liverpool ayaa Bandhiga Goolasha Bilaawday waxaana U Dhaliyay Goolka 1-aad Mane.

Isla Qeebti Hore Reds Ayaa Ciyaarta ka Dhigtay 2-0 Waxaana Shabaqa Soo Taabtay J.Wijnaldum.

Qeebta labaad ayay Kooxaha Ku Bilaawdeen Si Xasiloon iyadoo Ciyaarta ay tahay 2-0 oo ay Reds Leedahay.

Dadaal dheer Kadib Liverpool ayaa heshay Goolka Sedexaad ee Ciyaarta waxaana Dhaliyay Salah Markaas oo ay Sheekada Noqotay 3-0.

Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 3-0 Oo ay Liverpool Ku adkaatay.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Madaxey1992@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.