Biyo la’aan ka jirta deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Biyo la’aan ka jirta deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Arbaco, Feberaayo, 13, 2019 (HNN)- Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegay in deegaano u dhexeeya magaalooyinka dhuusamareeb iyo guriceel xiligan ay ka jirto biyo la’aan sameysay dadka iyo duunyada.

Qaar ka mid ah dadka xoola dhaqatada ee ku nool deegannada hoos taga magaalada dhuusamareeb ayaa codsaday in gurmad lala soo gaaro.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Madaxey1992@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.