Nin ku nool Baladweyne oo guul ka gaaray ganacsi yar oo uu abuurtay

Nin ku nool Baladweyne oo guul ka gaaray ganacsi yar oo uu abuurtay

Arbaco, Feberaayo, 13, 2019 (HNN)- Cabdulahi Maxamuud Cawad  laga soo bilaabo  sannadkii 1999 ilaa xiligan waxa uu nolosha reerkiisa ka dabara shaqooyin kale duwan.

Shaqooyin ay ka mid yihiin gaari biyoole iyo karinta shah ayuu in muddo ah ku dabaray bilka reerkiisa, hadda waxaa u furan goob lagu iibiyo cunada dalka sida canbuulada, oo lagu magaacaabo caaneyste, oo ku taala agagaarka irid aamin.

Cabdulahi Maxamuud Cawad ayaa Radio Beerlula u sheegay inuu ku qanacsan yahay shaqada hadda uu hayo.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Madaxey1992@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.