DHAGEYSO: Gaari ambalas ah iyo daawooyin la soo gaarsiiyay isbitaalka Baladweyne

DHAGEYSO: Gaari ambalas ah iyo daawooyin la soo gaarsiiyay isbitaalka Baladweyne

Isniin, Marso, 11, 2019 (HNN)- Isku duwaha  wasaarada caafimadka Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan  ahna agaasimaha isbitalka guud ee gobolka Hiiraan  Dr Axmed Maxamed Khalif ayaa  Radio Beerlula u sheegay in isbitaalka la soo gaarsiiyay  gaari ambalas ah, sariiro iyo daawooyin.

Gaarigan ambalaska iyo sariirahan ayaa waxaa ku deeqday gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalka Talyaaniga iyadoo deeqda dawadana ay soo gaarsiisay wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf1992@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.