DHAGEYSO: Wasiirka maaliyadda oo dhagax dhigay xarunta ilaalinta cashuuraha

DHAGEYSO: Wasiirka maaliyadda oo dhagax dhigay xarunta ilaalinta cashuuraha

Talaado, Marso, 12, 2019 (HNN)- Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dhagax dhigay xarunta ilaalinta  canshuuraha iyo xarumo kale.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in xarumahan ay muhiimad u lee yihiin dakhli ururinta.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.