DHAGEYSO: Isticmaalka soolarka cadceeda oo ku soo badanaya Baladweyne.

DHAGEYSO: Isticmaalka soolarka cadceeda oo ku soo badanaya Baladweyne.

Khamiis, Marso, 14, 2019 (HNN)- Magaalada Baladweyn iyo Deegaanada Hoosyimada waxaa ku sobadanaya isticmaalka Soolarka ku shaqeeya Cadceeda iyadoona looga maarmay fiilooyinka korantada ee lasoo gashto guryaha xarumaha ganacsiga waxbarashada iyo caafimaadka.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.