DHAGEYSO: kulan wacyi gelin oo ku saabsan ka hortaga guddniinka fircooniga iyo Kufsiga oo lagu qabtay Baladweyne

DHAGEYSO: kulan wacyi gelin oo ku saabsan ka hortaga guddniinka fircooniga iyo Kufsiga oo lagu qabtay Baladweyne

Khamiis, Marso, 14, 2019 (HNN)- Guddoomiyaha ururka  ka hortaga gudniinka fircooniga wacyi gelinta bulshada  ee gobolka Hiiraan Maryan Cabdulle Xassan oo u warantay radio Beerlula ayaa sheegtay in kulamo wacyi gelin ah u qabteen haween kala socda xaafaddaha magaalada si looga hortago guddinka fircooniga iyo kufsiga.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.