DHAGEYSO: Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo amar ku soo rogtay jaamacaddaha dalka

DHAGEYSO: Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo amar ku soo rogtay jaamacaddaha dalka

Jimco, Marso, 15, 2019 (HNN)- Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa ku amray jaamacaddaha dalka  in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka.

Cabdulahi Goodax Barre ayaa sheegay inay kula xisaabtami doonaan jaamacaddaha islamarkana ay ku kormeeri doonaan fulinta go’aankan.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamud.

Maxamed Yuusuf Cabdulahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.