DHAGEYSO: 130 ardey oo dhigata jaamacadda Ummadda oo difaacday buuga qalin jabinta

DHAGEYSO: 130 ardey oo dhigata jaamacadda Ummadda oo difaacday buuga qalin jabinta

Axad, Marso, 17, 2019 (HNN)- In ka badan 130  oo  ka mid ah ardeyda wax ka barata jaamacadda Ummadda ayaa difaacday buuga qalin jabinta iyadoo dufcaddan ay noqoneyso tii ugu horeysay ee jaamacadda ka qalin jabineysa tan iyo marii dib loo howl galiyay jaamacadda Umadda.

Qaar ka mid ah ardeyda difaacaday buugta qalin jabinta ayaa sheegay inay ka soo dhalaalin doonaa waajibaadka saaran.

Guddoomiyaha jaamacadda Ummadda  Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa hadal dardaran ah u jeediyay ardeyda buuga difaacatay.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.