DHAGEYSO: Duulimaadka Muqdisho iyo Baladweyne oo la bogaadiyay

DHAGEYSO: Duulimaadka Muqdisho iyo Baladweyne oo la bogaadiyay

Axad, Marso, 17, 2019 (HNN)-  Ka hor inta diyaaradaha aysan duulimaad toos ah ka bilaabin Muqdisho iyo Baladweyne, dhibaatooyin badan ayay dadka ku qabeen safarka dhulka kaasoo in muddo ah ku qaadan jiray.

Mahad ciidan cismaam Maamulaha Xafiiska Hubaal tareefal ajansi oo ku yaalla xaafada Hoolwadaag ee magaalada b/weyne ayaa radio Beerlula uga waramay faa’idooyinka laga dhaxlay duulimaadka tooska ee Muqdisho iyo Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.