DHAGEYSO: Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Ceel Jaale ee duleedka Baladweyne oo loo qeybiyay biyo nadiif ah

DHAGEYSO: Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Ceel Jaale ee duleedka Baladweyne oo loo qeybiyay biyo nadiif ah

Axad, April, 07, 2019 (HNN)- Deeqdan biyo Dhaaminta ah ee ay sameeyeen Ururka midnimada Gobolka Hiiraan waxaa ka faa’ideeystay dad dan yar ah oo ku nool  kaamka bulsho  ee ku yaalo deegaanka ceel jaale iyo xarunta agoonta  ugaas khalif ee magalada baldweyne  kuwaasoo ay soo food saartay biyo xumo kadib markii midabka iyo dhadhanka biyaha webiga isbadaleen.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Madaxey1992@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.