Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta

Isniin, April, 08, 2019 (HNN)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagreen) ayaa waxaa uu magacaabey taliyaha ciidanka Daraawiishta Koonfur galbeed iyo kuxigeenadiisa.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa taliyaha ciidanka Daraawiishta KG loogu Magacaabey Yoonis Aadan Xasan oo mar soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Baay halka kuxigeenkiisa loo Magacaabey Cabdulle Isaaq Ibraahim.

Wareegtada magacaabista :

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Madaxey1992@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.